baabbacee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-ceeyay, -caysay)

Orod gaaban oo laba addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar la qaadayo sameyn (neef geel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabbacee

baabbacayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2). baabbacee, baabbacays, baabbaco

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg