baabbaco
(m.dh)1. (-ooyin, m.l) Calaacal, sacab. 2. ld baabbacayn. Orod gaaban oo geelu labada addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar qaado. baabbacayn, calaacal, sacab
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabbaco ↴
baabbacayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2). baabbacee, baabbacays, baabbaco
barood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn. 2. Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.
calaacal [m.dh] (-lo, m.l)
Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg