baabbe
(m.l) (-ayaal, m.l/dh)

eeg Aabbe. aabbe

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabbe

baab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah. 3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg