baadiggefid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

m.f.dh eeg baadiggef². ld baadiggef¹. baadiggef

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadiggefid

baadiggef [m.l]
Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid. baadiggefid

baadiggef [m.l]
Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid.

baadiggef [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Baadi la raadiyey waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg