baadisoocid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg baadisooc². baadisooc

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadisoocid ↴

baadisooc [m.l]
Sumad u gaar ah qof oo xoolihiisa ku astaysto.

baadisooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg