baadiyaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Wax la baadiyeeyey ahaansho (xoolo). 2. Wax dariiqa toosan ka leexday ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadiyaysan

baadiyaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baadiyaysan. ld baadiyaysnaansho. baadiyaysan, baadiyaysnaansho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg