caabbiyid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg caabbi(2). ld caabbi(1), caabbin, caabbis. caabbi, caabbin, caabbis

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caabbiyid

caabbi [m.l]
ld caabbiyid. caabbiyid

caabbin [m.dh]
ld caabbiyid. caabbiyid

caabbis [m.l]
ld caabbiyid. caabbiyid

jilibdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U j.: cadaw si adag u caabbiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg