caabid
(m.l) (-diin/-dyo, m.dh)Caabid ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud(1). caabud
caabid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud(2). caabud
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caabid ↴
caabidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caabid². ld caabudid. caabid, caabudid
caabidnimo [m.dh]
Caabid ahaansho. ld caabudnimo. caabudnimo
caabud [m.l]
ld caabid¹. caabid
caabud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld caabid². caabid
caabudid [m.dh]
ld caabidid. caabidid
caabudnimo [m.dh]
ld caabidnimo. caabidnimo
adke [m.l] (-kayaal, m.l/dh)
1. (fiis.) Maatarka saddexdiisa qaybood middood oo leh mug iyo qaab go'an, iskana caabida xoogagga qaabkeeda beddelaya. 2. (xis.) Shaxan joomaterikaad oo saddex aaddimood leh. 3. (xis.) A. lix salaxaale: shaxan adke ah oo leh lix weji oo barbarooleyaal ah. 4. (xis.) A. uumiyoobe: wejigeddoonka adkuhu ku noqdo neef isaga oo aan marka hore dhalaalin.
magacaabid [m.f.dh]
eeg magacow². ld magacow¹ (3).