caabud
(m.l)ld caabid¹. caabid
caabud
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)ld caabid². caabid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caabud ↴
caabid [m.l] (-diin/-dyo, m.dh)
Caabid ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud(1). caabud
caabid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud(2). caabud
caabidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caabid². ld caabudid. caabid, caabudid
caabidnimo [m.dh]
Caabid ahaansho. ld caabudnimo. caabudnimo
caabudid [m.dh]
ld caabidid. caabidid
caabudnimo [m.dh]
ld caabidnimo. caabidnimo
allacaabud [m.l]
ld ilaahcaabud.
allacaabudid [m.dh]
ld ilaahcaabudid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg