caad
(m.l) (-dad, m.l)1. Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata.
caad
(m.l) (daaw.)Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
caad
(m.dh)1. Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa. 2. C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.
Inaba caadi ma aha*
aad ugu bogid. ka helid . la yaabid Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caad ↴
daa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (dayay, deysay; deyn)
1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”. dayay, deysay, deyn
daabacaad [m.dh]
daabacaad m.dh 1. Gelinta qoraal madbacad la geliyo.
2. Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid. daabicid
caadaqaatannimo [m.dh]
Caadaqaate ahaan-sho.
caadaqaate [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
1. Qof samaanyaha qaata. 2. Qof hunguri xun.
caadaysad [m.l]
ld caadaysasho. caadaysasho
caadaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caadayso. ld caadaysad, caadaysi. caadayso, caadaysad, caadaysi
caadaysi [m.l]
ld caadaysasho. caadaysasho