caadaqaate
(m.l) (-tayaal, m.l/dh)

1. Qof samaanyaha qaata. 2. Qof hunguri xun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caadaqaate

samaanyo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(Waayadii hore) xoolo wiilka dhasha laga bixiyo oo la siiyo dad gaar ah (yibir, caadaqaate).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg