caadayso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)

Wax caado ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caadayso

caadaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caadayso. ld caadaysad, caadaysi. caadayso, caadaysad, caadaysi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg