caadbax
(m.l)ld caadbixid. caadbixid
caadbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)1. Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho. 2. Soo c.: qof daacad ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caadbax ↴
caadbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caadbax². ld caadbax¹. eeg, caadbax
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg