caaddifi
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-fiin, m.dh)

1. C. ah: qof si fudud iyo ka fiirsasho la'aan wax ku xalliya. 2. Dabci dadka qaarkii yeesho oo ah fudayd iyo ka fiirsi la'aan wax lagu xalliyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaddifi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg