caaddil
(m.l) (-liin/-llo, m.dh)

Qof dadka marka uu u garnaqayo aan u kala eexan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaddil

caaddilnimo [m.dh]
Caaddil ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg