caafimaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg caafimaad². caafimaad

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caafimaadid ↴

caafimaad [m.l]
Cudur iyo jirro la'aan.

caafimaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cudur, jirro iwm ka bogsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg