caafimaadqab
(m.l)Xaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabid. caafimaadqabid
caafimaadqab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Xaalad cafimaad ku sugnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caafimaadqab ↴
caafimaadqabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caafimaadqab². ld caafimaadqab¹. caafimaadqab
fay [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aaday, -ayday)
Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho.
fayaqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Xaalad caafimaadqab ku sugnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg