caaggan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'ay ahaansho. 2. Ka c.: ka reeban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaggan

caagganaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caaggan. ld caagga-naansho. caagga-naansho

caagganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caagganaan. caagganaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg