caaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaji ↴
caajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caaji. caaji
caajis [m.l] (-siin/-syo, m.dh)
1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹. cajis
caajis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis². cajis
caajisad [m.dh] (-do, m.l)
Haweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad. cajisad
caajisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof caajis ah noqosho. ld cajisan. cajisan
caajisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof cajis ka dhigid. ld cajisi. cajisi
caajisid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caajis². ld cajisid. caajis, cajisid
caajisin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caajisi. ld cajisin. caajisi, cajisin
caajisnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caajisan. ld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho. caajisan, caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho