caalhel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-elay, -eshay)1. U c.: arrin xal u helid. 2. Ka c.: cid arrin yeelsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalhel ↴
caalhelid [m.f.dh]
eeg caalhel.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg