caaneysasho
(m.dh)

(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaneysasho

macaaneysasho [m.f.dh]
eeg macaaneyso. ld macaaneysad, macaaneysi, macaysad, macaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg