caanonnuug
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-yo, m.dh)

Ubad xoolaad oo weli nuuga hooyadii. ld caanannuug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanonnuug

caanannuugnimo [m.dh]
Caanannug ahaansho. ld caanonnuugnimo.

caanonnuugnimo [m.dh]
Caanannuug ahaan- sho. ld caanannuugnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg