caanoole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Nin caanaha ka ganacsada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanoole

caanaddiiq [m.l]
Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).

caanaley [m.dh]
ld caanooley.

caanooley [m.dh]
1. ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada. 2. ld canaaley. Naasley.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg