caanyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)

1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanyee

caanyeyn [m.f.dh]
eeg caanyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg