caaqibo
(m.dh)1. Cirib dambeedka qof leeyahey, aayatiin. 2. Waxtar iyo wanaag.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaqibo ↴
caaqibee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Wax caaqibo u yeelid.
telef [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
T. ah: aan caaqibo dambe la-hayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg