caarad-dhuub
(m.l) (-byo, m.dh)

1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af fiiqan leh. 3. Nooc ka mid rasaasta oo af fiiqan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caarad-dhuub

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg