caari
(m.dh)

Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.

caari
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-ryay, -riday/risay; -ryi)

Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caari

tadcaarid [m.dh]
ld tacdaarid.

wacaari [m.dh]
Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.

caarid [m.dh]
ld caar¹.

caarid [m.dh] (-dyo, m.dh)
(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka ee badda dusheeda, kaas oo dhaca ugu dhawaan maalintii labo jeer waxaana sababa cufisjiidadka dayaxa iyo ka qorraxda oo isna si kan yar u sababa. Badweynnada furan, faraqa u dhexeeya heerarka hirarka sare iyo hirarka gaaban wuxuu ka yaryahay 1 m, laakin badaha gunta gaaban ee qaaradaha saaran faraqu wuxuu gaarayaa in ka badan 6 m, gacannada dhuuban ee hirarka leh waxaa dhici karta faraqu inuu gaaro 15 m ama ka badan.

caarif [m.l] (-fiin, m.dh)
Nin aqoon dheerad ah leh.

caarin [m.dh]
ld caaryid.

caariyeysad [m.l]
ld caariyeysasho.

caariyeysasho [m.f.dh]
eeg caariyeyso. ld caariyeysad, caariyeysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg