caarif
(m.l) (-fiin, m.dh)

Nin aqoon dheerad ah leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caarif

caar [m.l]
1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan. 2. Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.

caar [m.l] (-rar, m.l)
Xubinta taranka ee ratiga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg