caaroo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

ld caarow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaroo

caaroobid [m.f.dh]
eeg caarow. ld caarood.

caarood [m.l]
ld caaroobid.

caarood [m.l]
(daaw.) Kahsi muddo gaaban ama muddo dheer oo jirku yeelanayo barbarar wareegsan maqaarka korkiisa cabbirkooduna kala waaweynyahay, cuncun badanna wuu leeyahay; saacado ama ayaamo ayuu jiri karaa.

caarooti [m.l]
1. Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan. 2. Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay. 3. ld caarootiyid.

caarooti [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Biyo meel ku faafid.

caarootiyid [m.f.dh]
eeg caarooti². ld caarooti¹ (3).

caarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Caaro dareemid (dad ama xoolo). ld caaroo.

caar [m.l]
1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan. 2. Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.

caar [m.l] (-rar, m.l)
Xubinta taranka ee ratiga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg