caarooti
(m.l)

1. Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan. 2. Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay. 3. ld caarootiyid.

caarooti
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Biyo meel ku faafid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caarooti

caarootiyid [m.f.dh]
eeg caarooti². ld caarooti¹ (3).

caaroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld caarow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg