caarran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caarran

caarranaan [m.f.dh]
eeg carran. ld caarranaansho.

caarranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caarranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg