cabeeb
(m.l)

Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.

cabeeb
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Cabeeb ku dhicid (lo'ama carruur).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabeeb

cabeebid [m.f.dh]
eeg cabeeb².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg