cabeebid
(m.f.dh)

eeg cabeeb².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabeebid

cabeeb [m.l]
Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.

cabeeb [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Cabeeb ku dhicid (lo'ama carruur).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg