cabiidso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Qof cabiid ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabiidso ↴

cabiidsasho [m.f.dh]
eeg cabiidso. ld cabiidsad, cabiidsi.

cabiid [m.l]
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg