cabo
(m.dh)Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.
cabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)Erayo calaacal ah dhihid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabo ↴
cabasho [m.f.dh]
eeg cabo².
cabayo [m.dh]
1. C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto. 2. Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.
harraadbeel [m.l]
Cabidda la cabo wax oonka bi'iya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg