caddayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Wax caddaan ka dhigasho. 2. Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho. 3. Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddayso ↴
caddaysasho [m.f.dh]
eeg caddayso. ld caddaysad, caddaysi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg