caddib
(m.l)

1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.

caddib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid.

Caddibid*

Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddib

caddibaad [m.dh]
ld caddibid.

caddiban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
Wax la caddibay noqosho.

caddiban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la caddibay ahaansho.

caddibid [m.f.dh]
eeg caddib². ld caddib¹ (2), caddibaad.

caddibmid [m.f.dh]
eeg caddiban¹.

caddibnaan [m.f.dh]
eeg caddiban². ld caddibnaansho.

caddibnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caddibnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg