caddiban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax la caddibay noqosho.

caddiban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax la caddibay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddiban

caddibmid [m.f.dh]
eeg caddiban¹.

caddibnaan [m.f.dh]
eeg caddiban². ld caddibnaansho.

caddib [m.l]
1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.

caddib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg