caddibid
(m.f.dh)

eeg caddib². ld caddib¹ (2), caddibaad.

Caddibid*

Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddibid

caddib [m.l]
1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.

caddibaad [m.dh]
ld caddibid.

caddib [m.l]
1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.

caddib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg