caddil
(m.l)ld caddilid.
caddil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)Wax caddilan ka dhigid.
caddil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)1. Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo. 2. Isu c.: wax isu dheelli tirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddil ↴
caddilaad [m.dh]
ld caddilid.
caddilaad [m.dh]
ld caddilid.
caddilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la caddilay noqosho.
caddilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la caddilay ahaansho.
caddilid [m.f.dh]
eeg caddil². ld caddil¹, caddilaad.
caddilmid [m.f.dh]
eeg caddilan¹.
caddilnaan [m.f.dh]
eeg caddilan². ld caddilnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg