caddilan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la caddilay noqosho.

caddilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la caddilay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddilan

caddil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax caddilan ka dhigid.

caddilmid [m.f.dh]
eeg caddilan¹.

caddilnaan [m.f.dh]
eeg caddilan². ld caddilnaansho.

caddil [m.l]
ld caddilid.

caddil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax caddilan ka dhigid.

caddil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo. 2. Isu c.: wax isu dheelli tirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg