caddilid
(m.f.dh)eeg caddil². ld caddil¹, caddilaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddilid ↴
caddil [m.l]
ld caddilid.
caddilaad [m.dh]
ld caddilid.
caddilaad [m.dh]
ld caddilid.
caddil [m.l]
ld caddilid.
caddil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax caddilan ka dhigid.
caddil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo. 2. Isu c.: wax isu dheelli tirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg