caddo
(m.dh)

1. Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore. 2. Habayn dayax leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddo

saancaddo [m.dh]
Tagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).

beercaddow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-daaday, -daatay)
Oohin badan, daal iyo dhibaato ka mudasho (ilmo).

cadcaddo [m.l]
1. Nooc dhuugga ka mid ah, yaryar, leh midab cad oo meeshi uu ku dhego aan si sahlan uga kicin. 2. C. ah: roob yar oo aan dhulka biyo dhigin.

caddaad [m.l]
1. ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras. 2. Dhar midab baxay.

caddaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg caddow². ld caddaan².

caddi [m.dh]
ld caddaan¹; ld caddo.

caddood [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: meseggo cad.

caddow [m.l]
ld caddaad (1).

caddow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-daaday, -daatay)
Wax cad noqosho.

cad [m.l] (-dad, m.l)
1. Gabal hilib ah. 2. C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah. 3. C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.

cad [m.l]
1. Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.

cad [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ddaa, -ddayd; -cadcad)
1. Wax cad ahaansho. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho. 3. Waa ka caddahay: waa liitaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg