cadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)Neef la qalayo hilibkiisa xubin xubin u goyn.
Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*
Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadee ↴
cadcadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Wax gaballo yaryar ka dhigid. ld cadadee.
cadeyn [m.f.dh]
eeg cadee..
qasacadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cunto, sharaab iwm qasac lagu shubay ku alxamid.
warankiino [m.dh]
Dareere kiimikal ah oo dharka aan midabka lahayn oo la dhaqayo lagu cadeeyo.
cad [m.l] (-dad, m.l)
1. Gabal hilib ah. 2. C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah. 3. C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
cad [m.l]
1. Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
cad [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ddaa, -ddayd; -cadcad)
1. Wax cad ahaansho. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho. 3. Waa ka caddahay: waa liitaa.