cadowtinnimo
(m.dh)

Dareenka colaad iyo xumaan ee laba qof ama ka badan isu hayaan. ld cadowti, cadowtooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadowtinnimo

cadowti [m.dh]
ld cadowtinnimo.

cadowtooyo [m.dh]
ld cadowtinnimo.

keligitashe [m.l]
(keligood tashayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awooddiisuna ku isticmaala si xaq daro iyo cadowtinnimo. ld kaligitashade.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg