cadrad
(m.dh) (-do, m.l)

Bikrad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadrad

bigrojebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Gabar cadradnimo ka bi'in.

bikrad [m.dh] (-do, m.l)
Inan gabarnimadeeda qabta oo aan weli rag la gogolgelin; cadrad.

bikrajebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Gabar cadradnimada ka bi'in.

gabar [m.dh] (-bdho, m.l)
1. Haweyney aan weli la guursan; inan. 2. Cadrad. ld geber, gabadh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg