cagabbaruur
(m.l) (-rro, m.dh)1. Dhasha yaryar ee libaaxa. 2. Ilmo aad u cayilan oo aan socod weli gaarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagabbaruur ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg