cagabbeel
(m.l)Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay.
cagabbeel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagabbeel ↴
cagabbeelid [m.f.dh]
eeg cagabbeel². ld cagabbeelis.
cagabbeelis [m.dh]
ld cagabbeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg