cagabbeelid
(m.f.dh)eeg cagabbeel². ld cagabbeelis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagabbeelid ↴
cagabbeelis [m.dh]
ld cagabbeelid.
cagabbeel [m.l]
Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay.
cagabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg