cagafcagaf
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-fyo, m.dh)

Gaari xoog badan, leh lugo rabar ama bir ah oo beeraha lagu falo ama lagu geed qaado.

cagafcagaf
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

C. leh: cod lagu muujiyo meermeeridda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagafcagaf

yaanbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Bir xalleefsan oo af ballaaran iyo daab leh oo beeraha lagu falo. 2. Bir af ballaaran oo godan leh oo ay cagafcagaftu beeraha ku fasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg